9-24-20 Episode 2 -- Minimum Wage, Tips & Wage Theft Training

 Registration is closed for this event
Kulankaan tababarka kaqeybgalka wuxuu si faahfaahsan ugahadlayaa mushaharka ugu yar ee SeaTac. Tan waxaa ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya SEA Airport. Waxaan ka hadli doonaa siyaabaha uu Proposition 1 uga ilaaliyo shaqaalaha helitaanka talooyinka. Waxaan ka hadli doonaa waxaad u baahan tahay inaad ka ogaato 10 daqiiqo nasasho iyo nasashooyinka cuntada. Waxaan sidoo kale dabooli doonaa sida aad isaga ilaalin laheyd xatooyada mushaarka.

Know Your Rights at Work: A Training Series for SEA Airport Workers

NOTE: This training will be held in Somali

Join us for Fair Work Center/Working Washington's FREE Airport Worker Training Series! We will be collaborating with Partner in Employment on this training.

Kulankaan tababarka kaqeybgalka wuxuu si faahfaahsan ugahadlayaa mushaharka ugu yar ee SeaTac. Tan waxaa ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya SEA Airport. Waxaan ka hadli doonaa siyaabaha uu Proposition 1 uga ilaaliyo shaqaalaha helitaanka talooyinka. Waxaan ka hadli doonaa waxaad u baahan tahay inaad ka ogaato 10 daqiiqo nasasho iyo nasashooyinka cuntada. Waxaan sidoo kale dabooli doonaa sida aad isaga ilaalin laheyd xatooyada mushaarka.

This is an online training on the Zoom platform. Please register below to receive the Zoom link.

Questions? Contact Mohamed Ahmed at mohamed(at)fairworkcenter.org

When
September 24, 2020 from  6:00 PM to  7:00 PM